Aqoonyahan Cabdisalaan Daahir Xaashi oo ka hadlay Shirka Wadatashiga Puntland (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdisalaan Daahir Xaashi oo ka hadlay Shirka Wadatashiga Puntland (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdisalaan Daahir Xaashi oo kamid ah Aqoonyhanada dalka Gudihiisa ku soo laabtay,kana mid ah Qurbajoogta Puntlan ayaa ka hadlay Shirka Wadatashiga Puntland ee 15 Bisha ka furmaya Garoowe.

Cabdisalaan ayaa soo dhaweyeey shirka isago sheegay in loo baahna shirkan oo kale,isago dhinaca kale sheegay in shirka kahor laga hadlo wadooyinka Burbursan siiba wadada xiriirisa Garoowe iyo Gaalkacyo.

Wariye Hodan Sulub Diini Ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com