Mid kamid ah issimada Puntland oo soo dhaweyeey Shirka wadatashiga Puntland (dhegayso)

Mid kamid ah issimada Puntland oo soo dhaweyeey Shirka wadatashiga Puntland (dhegayso)

Suldaan Cabdishugri Xaashi Hoori oo Kamiida odayaasha gobolka karkaar oo Radio Daljir u waramay ayaa ka hadlay shirka waddatashiga Puntland oo Madaxweynaha Shaaciyeey dhawaan kana qabsoomaya Caasimadda Garoowe.

Wuxuu ka hadlay shirkaas iyo Natiijada ka soo bixi karta wuxuuna u waramay Wariye Faadumo Degan Daahir oo Boosaaso joogta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com