Dowladda Somaaliya oo ka Hortagaysa Tahriibka Dhalinyaradda (dhegayso)

Dowladda Somaaliya oo ka Hortagaysa Tahriibka Dhalinyaradda (dhegayso)

Dhalinyaro farabadan oo wax ku bartay dalka ayaa Maalin walba kabaxa dalka,kuwaas oo Tahriib ku mara saxaraha libiya ,iyado laga qaato lacago aad u farabadaan .

Hadaba Dowladda Somaaliya ayaa sheegtay inay wado Qorshe ay uga hortagayso Tahriibka dhalinyaradda Somaliyeed oo qaar kamid ah dhalintaasba ay ku dhintaan Xeebaha.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo Warbaahinta la hadlayeey ayaa sheegay in dhalinyaradu dowladu u samaynayso shaqo abuur qorshahaasna uu socdo hadda.

dehagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com