Dowladda Puntland oo taageertay Go’aankii Jubbaland ay xiriirka ugu jartay Dowladda Soomaliya

Axad, Juun 07, 2015 (Daljir) — Dawlada Puntland ayaa si adag u Cambaaraysay Mooshinkii la sheegay inay ansixiyeen Xubno ka tirsan Xildhibaanada Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Puntland ayaa sheegtay in Mooshinku uu ahaa mid khilaafsan Dastuurka Federaalka,Hannaaka Federaalka iyo Hiigsiga 2016-ka,waxaana Puntland ay sheegtay in Baarlamanka Soomaaliya uu ka dhintay dareenka wadaninimo iyo Soomaalinimo,isla markaana ay Ceeldheer ku rideen rajada laga qabay dib u hashadda Dawlad Soomaaliyeed.

Dawlada Puntland ayaa taageertay go’aanka ay Jubbaland xiriirka ugu jartay Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka eeeg wartmurtiyeedka 

\\\"\\\"

 

 

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com