Dowladda oo daryeel Caafimaad ufidisay dadkii ku dhaawacmay dagaalkii Dhumay (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda oo daryeel Caafimaad ufidisay dadkii ku dhaawacmay dagaalkii Dhumay (dhegayso)

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho  waxaa maanta laga dajiyay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhumay ee gobol

Maxaa ka soo bixikara wada hadalada Daalibaan iyo Maraykanka? (dhegayso)
MAANHADAL: Maxaa sababay gadoodka ciidamada Dowladda Faderaalka Soomaaliya? (dhegayso)
KULAN ISDHAXGALKA BULSHADA IYO KOR UQAADISTA AMAANKA LOOGA HADLAYEY OO GAROWE LAGU QABTEY

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho  waxaa maanta laga dajiyay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool .

Dhaawacyadan oo tiradooda ay gaarayso 22 qof ayaa waxaa laga soo qaaday magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo, kuwaas oo qaba dhaawacyo culus .

Dadkan ayaa waxaa xaaladooda caafimaad lagula tacaali doonaa Isbitaalda Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Mas,uuliyiintii la socotay diyaaradii siday dhaawacyada waxaa kamid ahaa Wasiirka kaluumaysiga iyo kheyraadka Bada Soomaaliya  mudane C/laahi Bidhaan Warsame .

Dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: