MAANHADAL: Maxaa sababay gadoodka ciidamada Dowladda Faderaalka Soomaaliya? (dhegayso)

MAANHADAL: Maxaa sababay gadoodka ciidamada Dowladda Faderaalka Soomaaliya? (dhegayso)

Barnaamijka Maan hadal waxaa diiradda uu saarayaa todobaadkan gaddooodkii ay sameyeeen ciidamo katirsan dowladda faderaalka Soomaaliya, kuwaasi oo baneeyey dhulal ay joogeen oo ku yaalay gobalada Shabeelooyinka oo ay difaac kaga jireen ururka Al-shabaab.

Arrintaasi oo siwayn wax la isaga waydiinayo sababaha keenay, waxaana ay ka cabanayaan mushaar la’aan, halka dowladduna ay waddo nidaamyo ka duwan hanaankii hore bixinta mushaarada ee ciidamada dowladda.

Waxaa marti ku ah Maxamed Caalim oo hay’adda UNESCO u aqoonsatay danjire nabadeed, wasiir horay uga tirsanaa Puntland Jaamac Xirsi Faarax.

Axmed Tallman ayaa soo jeedinaya, oo kasoo tebinaya xarunta Daljir Bosaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com