Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo deeq gargaar ah gaarsiisay Magaalada Jowhar

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo deeq gargaar ah gaarsiisay Magaalada Jowhar

Wasaaradda Gargaarka XFS ayaa deeq raashiin waxa ay kasoo dajisay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar waxaana ka faaideesan doona qooysaskii ku barakacay fatahaada.

Wasiirka wasaarada gargaarka Hirshabelle Cabdi Mahad Qoor-gaab oo lawareegay deeqdan raashinka ah ayaa sheegay in baaqyo horay ay ugu jeediyeen DFS ay kaga soo jawaabtay islamarkaana duulimaadyo kale ay rajeynaya kuwaaso saacadaha soosocda soo gaari doona magaalada Jowhar.

Dadkii ku barakacay fatahada wabiga Shabelle ayaa wali helin gar gaar rasimi marka laga reebo midkan hada ay keentay Dowlada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com