Dowlada Soomaaliya oo ugu baaqday Soomaalida ku nool Suudaan inay taxadaraan

HomeWararka

Dowlada Soomaaliya oo ugu baaqday Soomaalida ku nool Suudaan inay taxadaraan

Safaaradda Soomaaliya ee ku leedahay Magaaladda Khartoum ee dalka Sudan ayaa ugu baaqday Soomaalida ku nool dalkaasi inay muujiyaan Taxadar dheeraad

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Al-Nuur Badhan fkf Nageeye Secondery Kalabeyr iyo waliba …
Madaxwayne Farmaajo iyo wafdigii ugu balaarnaa oo Suudaan u dhoofay
Turkiga oo Buuhoodle ka dhisay iskuulka ugu weyn gobolka Cayn (sawirro)

Safaaradda Soomaaliya ee ku leedahay Magaaladda Khartoum ee dalka Sudan ayaa ugu baaqday Soomaalida ku nool dalkaasi inay muujiyaan Taxadar dheeraad ah, ayna ka foggaadaan goobaha ay dadku isugu yimaadaam.

Halkaan hoose ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Safaaradda.

“Iyadoo la tixgalinayo xaaladda ka taagan dalka Suudaan, waxa ay ugu baaqeysaa Safaaradda JFS ee Khartoum guud ahaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalkan in ay muujiyaan taxaddar dheeraad ah, ayna ka fogaadaan goobaha ay dadku isugu yimaadaan”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: