Maamulka degmadda Jariiban oo digniin kasoo saaray muranka Dhulka (dhegayso)

Maamulka degmadda Jariiban oo digniin kasoo saaray muranka Dhulka (dhegayso)

Gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa cusub ee degmadda Jariiban Maxamuud Maxamed Maxmuud ayaa maanta Shirjaa,id uu ku qabtay degmada Jariiban ee gobolka Mudug.

Duqa ayaa ka hadlay Roobdoonta maanta ka dhacaysa guud ahaan Puntland waxaana gudoomiyaha ayaana sidoo kale wuxuu ka hadlay Ceelka dadwaynuhu ka cabo ee Ceelgows iyo Dhibaatooyin lagu hayo iyo sidoo kale HAy,adaha.

Gudoomiyaha golaha deegaanka ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay Dhulalka degmada oo wadooyinkii dad ay xirteen waraysigan oo dhinacyo badan ka hadlaya Sidan ayuu uga hadlay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0