Doorashadda guddoonka Barlamaanka Jubbaland oo kismaayo ka dhacaysa

HomeWararka

Doorashadda guddoonka Barlamaanka Jubbaland oo kismaayo ka dhacaysa

Magaalada Kismaayo Saacaddaha soo socda waxaa lagu waddaa in lagu qabto doorashada Guddoonka baarlamaanka maamulka Jubbaland, waxaana si weyn looga d

Madaxweyne Gaas oo kulan wadaJir ah la qaatay Golaha Wasiirada & Isuduwayaasha Gobolka Sanaag (sawirro)
Gen. Moorgan oo Bosaaso uga dhawaaqay musharaxnimada madaxwaynaha Puntland (sawiro)
Muuqaalka Bulshada: Doorka dhallinyarada Puntland iyo doorashada 2019 (dhegayso)

Magaalada Kismaayo Saacaddaha soo socda waxaa lagu waddaa in lagu qabto doorashada Guddoonka baarlamaanka maamulka Jubbaland, waxaana si weyn looga dareemaya diyaar Garowga Xarunta doorashadda ay ka dhaceyso.

Xildhibaanada Jubbaland ayaa hadda kusoo qulqulaya hoolka loogu tala galay in lagu qabto doorashadda maamulka Jubbaland gaar ahaan Guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland iyo labaddiisa ku xigeen.

Ammaanka Magaalada Kismaayo ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana ku sugan goobta loogu tala galay in lagu qabto doorashadda guddoonka baarlamaanka Jubbaland Ciidanka Booliska iyo kuwa AMISOM.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: