Doorashada Soomaaliya dib-u-dhac jira iyo daldaloolo yeelashadeeda| Waraysi (daawo)

HomeWararka

Doorashada Soomaaliya dib-u-dhac jira iyo daldaloolo yeelashadeeda| Waraysi (daawo)

Sida ku caddayd Jadwalkii doorasho ee ugu dambeeyey ee dhanka siyaasadda, ayna isla meeleeyeen madaxda Soomaalidu, waxay ahayd dad xulashada baarlamaa

Lataliyaha Shaqadoon Waa dhiganaha buugga Shaqodoon ee uu qoray Cali Xuseen Aadan (Cali Salaad)
Abwaan Nuuradiin Abshir iyo gabaygiisii “Eeday Godobtii” una tiriyey Somaliland
Puntland oo xiraysa Masaajidada si looga gaashaanto Xanuunka Caronavirus (dhegayso)

Sida ku caddayd Jadwalkii doorasho ee ugu dambeeyey ee dhanka siyaasadda, ayna isla meeleeyeen madaxda Soomaalidu, waxay ahayd dad xulashada baarlamaan ee dawladda dhexe ee Soomaaliya in ay bilaabato maanta oo bisha November ay tahay 1, hase ahaatee taasi ma dhicin.

Tallaabadaasi waa mid muujinaysa jiritaanka dib-dhac bilawgiiga muuqday, waxaana taas ka horraysay xilliga magacaabidda guddiga doorasho iyo dhammaystirkiisa oo iyana mudda dhaaftay.

Taas ka sokow hannaanka soocdaminta baarlamaanka ayaa laftigeeda la tilmaamayaa in aysan qurxoonayn,iyadoo horay loo bidhaaminayey taxadar la xiriira in laga weecdo waddooyinkii hore oo lahaa madmadawyo badan.

Caasho Geelle Diiriye muddo dheer ayay ku soo jirtay siyaasadda, haddase waxay ka tirsan tahay ururada bulshada rayidka ah ee u olaleeyaha arrimaha dawlad dhiska Soomaaliya.

Caasho, wareysi aan la yeelanay ayay uga warramaysaa illaa hadda sida wax u socdaan, jadwalkii meelaysnaa sida uu ahaa.

wariye cabdifataax Cumar Geedi ayay uwarantay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: