Diyaarad Gargaar sidday oo Muqdisho ka dagtay (Sawiro)

Diyaarad Gargaar sidday oo Muqdisho ka dagtay  (Sawiro)

Magaalada Muqdisho waxaa saaka ka dagtay Diyaarad siday gar gaar noocyo kala duwan isgu jiray oo loogu talagalay in la gaarsiiyo dadkii uu saameeyay fatahaada wabiga Shabeelle.

mas,uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu hor kacayay Wasiirka gargaarka ayaa garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdigii Talyaaniga ee gargaarka siday.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com