Dhoobo-Daareed oo Dhahar lagu soo dhaweeyay

HomeWararka

Dhoobo-Daareed oo Dhahar lagu soo dhaweeyay

Magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag waxaa maanta gaaray oo lagu soo dhaweeyey guddoomiyihii baarlamaanka Puntland Cabdi Xakiin Dhoobo-Daareed,kaas oo d

Beelaha Warsangali oo go’aamo culus ka soo saaray xaalada siyasadeed ee gobalka Sanaag (daawo)
Ra’ayiga dadweynaha Gaalkacyo: Barlamaanka Puntland Garoowe ha laga raro
Madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo sagootin loogu sameeyey Bosaso (dhegayso)

Magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag waxaa maanta gaaray oo lagu soo dhaweeyey guddoomiyihii baarlamaanka Puntland Cabdi Xakiin Dhoobo-Daareed,kaas oo dhawaan Xubnaha Golaha Wakiilada Puntland ay xilkii ka qaadeen.

Odayaasha & Waxgaradka Magaalada Dhahar iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa soo dhaweeyey Wafdiga Cabdi Xakiin Dhoobo Daareed uu hogaaminayay.

Guddoomiyihii baarlamaanka Puntland Cabdi Xakiin Dhoobo Daareed oo so dhaweyn kadib waxa uu lahadlay Warbaahinta isagoona ka mahad celiyey soo dhaweynta loogu sameeyey Magaalada Dhahar.

Waxaa uu sheegay in Gudaha magaalada ay isku wareysan doonaan,isla markaana uu wadatashi la qaadan doono bulshada kala duwan ee ku nool maagalada Dhahar ee Gobolka Sanaag.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Dhahar jamal maxamed xasan oo tagay maanta

  • NuurkaNederland 4 years ago

    WAR DHOOBO TEG DHAHARNA AAD!!!
    AYAX TEG EELNA REEB!!!.
    P/LAND vs WARSENGELI 6-0.
    P/LAND=MAX’UD SALEEBAAN.
    SI AAN DAWACO ARI U GALIN BAY P/LAND UGASHAY WARSANGELI!!!!.

DISQUS: