Madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo sagootin loogu sameeyey Bosaso (dhegayso)

Madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo sagootin loogu sameeyey Bosaso (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa xalay xaflad sagootn ah loogu sameeyey madaxtooyada Bosaaso.

Madaxwaynaha iyo wafdigiisa ayaa todobadii bishaan soo gaaray Puntland, isagoona ka degay garoonka diyaaradaha Maxamed Abshir Muuse, waxaana uu safarkii ugu dheeraa noloshiisa tan iyo intii uu xilka hayay uu ku marayay waddooyinka isku xira Bosaso iyo Garoowe, iyadoona aan wax dhibaato ah dhicin.

Hoos kadhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com