HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warkii Fiidnimo ee Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Boosaaso July, 16 2016 Habeen wanaagsan kusoo dhowaada warkii fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana caawa xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Maxamed Cabdi Ibraahim.

Wasiirka Cusub ee Caafimaadka Puntland oo Maanta xilka la wareegay
Gollaha Amaanka ee QM oo isku-raacay in ciidamada AMISOM la gaarsiiyo 17-kun,ayna ka howlgalaan gobolada koonfureed ee Soomaaliya.
Tartan loogu tala galay is-dhex galka dhalinyarada koonfurta iyo waqooyiga Gaalkacyo oo maanta ka furmay garoonka Cawaale. Tartan loogu tala galay is-dhex galka dhalinyarada koonfurta iyo waqooyiga Gaalkacyo oo maanta ka furmay garoonka Cawaale.

Boosaaso July, 16 2016   Habeen wanaagsan kusoo dhowaada warkii fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana caawa xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Maxamed Cabdi Ibraahim.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: