DHEGEYSO-Idaacadda Daljir oo dacwad ka furatay maxkamadda derejada 1aad ee G.Nugaal.

Garoowe, July, 16 2016——–Kadib 12 maalmood oo Radio ay ku xirnayd waxaa idaacaddu ay qabsatay qareen madax banaan waxaana dacwad soo madhay heerar kala duwan soo martay ay ka furatay maxkamadda derejada 1aad ee gobolka Nugaal.

Faysal Mahdi Cali, oo ah qareenka Radio Daljir ayaa Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin uga waramay halka ay marayso dacwada Idaacaddu.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com