HomeUncategorized

DHEGEYSO-Suldaan Jeenicad oo ku baaqay joojinta dagaalka Galkacyo.

Garoowe, Oct 27 2016--Suldaan Cabdulaahi Saalax Cumar Jeenicad ooo Ka Mid ah Isimada Puntland ayaa Ka Hadlay Colaada Galkacyo Isago Ku Baaqay in Arintaas Si Deg Deg ah Loo Xal

Warbixin ku saabsan xildhibaano & saraakiil ka tirsan dawlada federaalka ah oo lagu xiray Kenya.
Qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho oo xiran.
Culumadda Somaliyeed oo ka digay Bandhig faneed lagu qabanayo Muqdisho (dhegayso)

Garoowe, Oct 27 2016–Suldaan Cabdulaahi Saalax Cumar Jeenicad ooo Ka Mid ah Isimada Puntland ayaa Ka  Hadlay Colaada Galkacyo Isago Ku Baaqay in Arintaas Si Deg Deg ah Loo Xal

Suldaanka ayaa ugu Baaqay Dhaqanka Labada Dhinac inay Ka SHaqeeyana Wax Walba oo Nabadda Galkayo Cagaha Loogu Dhigayo  Waraysi uu Siiyay Rdaio Daljir Galbat ayuu Ka Hadlay ARimahaas.
 
Suldaanka Wxaa Waraystay Wariye Cbadi Xakiin Xusein Xasan oo Garoowe Jooga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: