Labo ruux oo kooxda Alshabaab ku dishey degmada Tiyeeglow ee G Bakool.

Tiyeeglow, Oct 27 2016–Kooxda Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa inay labo ruux oo shacab ah kudishey degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool, halkaas oo ay shalay lawareegeen. 

Shabaabka, ayaa Labada qof ay dileen oo rag ahaa ku eedeeyay in ay la shaqaynayeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa wadanka Itoobiya. 

Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya ayaa aroortii hore ee shalay waxa ay isaga baxeen Degmada Tiyeeglow, waxaana saacado kadib qabsaday Shabaab.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com