HomeUncategorized

DHEGEYSO-Saraakiil loo xiray lacagtii lagala baxay bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Muqdisho, Sep 04 02016--Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay u xirtay Mas’uuliyiin ka tirsan Bankiga Dhexe lacagtii dhawaan laga xaday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Axad_30
Gudiga doorashada dadban oo go’aan ka qaatay xildhibaanada musuq-maasuqa kuyimid.
DHEGEYSO-Madaxweynihii dowladdii KMG ee Soomaaliya oo kahadlay Muranka Badda.

Muqdisho, Sep 04 02016–Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay u xirtay Mas’uuliyiin ka tirsan Bankiga Dhexe lacagtii dhawaan laga xaday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Bankiga Dhexe loo geystay Xatooyo , laakiin uusan ka jirin Bankiga Musuq Maasuq, inkasta oo dowladda federalka ah lagu tuhunsan yahay ku luglahgaanshaha lacagtaasi

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: