DHEGEYSO-Isimo howlo nabadayn ah kawada magaalada Buuhoodle.

Buuhoodle, Sep 04 2016–Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe iyo wafti ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn waxa ay ka wadaan howlo ballaaran oo nabadayn ah.

Garaadka iyo tiro isima ah oo uu hogaaminayo oo degmada gaarey ayaa waxa ay lahadleen boqolaal shacab ah iyagoona ku baaqay in nabadgelyada la xoojiyo lagana shaqeeyo sidii beelaha nabadooda looga shaqayn lahaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com