DHEGEYSO-Saraakiil loo xiray lacagtii lagala baxay bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Muqdisho, Sep 04 02016–Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay u xirtay Mas’uuliyiin ka tirsan Bankiga Dhexe lacagtii dhawaan laga xaday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Bankiga Dhexe loo geystay Xatooyo , laakiin uusan ka jirin Bankiga Musuq Maasuq, inkasta oo dowladda federalka ah lagu tuhunsan yahay ku luglahgaanshaha lacagtaasi

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com