HomeUncategorized

DHEGEYSO-Qoysaskii ka barakacay degmada Qandala oo gurmad lagaarsiiyey.

Boosaaso, Nov 14 2016-Maamulka gobolka Bari oo kaashanaya hay'adaha caalamiga ayaa gaarsiiyay deegaanka Qandala ee gobolka Bari raashiin iyo teendhooyin ilaa sideed boqol oo qoys oo kasoo barakakacay degmada Qandala , kadib markii ay dhowaan qabsatay koox sheegaty inay katirsanyihiin Daacish.

Dhagayso Caawa iyo Daljir Arbaco October, 19, 2016 – Wariye Axmed Sh. Maxamed (Tallman) Studio Daljir Boossaaso
Jaamacadda PSU Garowe oo Tababar u soo xirtay Arday dhamaysatay Dugsiyada Sare
Puntland oo laga Samaynayo Roob Doon Isniinta

Boosaaso, Nov 14 2016-Maamulka gobolka Bari oo kaashanaya hay’adaha caalamiga ayaa gaarsiiyay deegaanka Qandala ee gobolka Bari raashiin iyo teendhooyin ilaa sideed boqol oo qoys oo kasoo barakakacay degmada Qandala , kadib markii ay dhowaan qabsatay koox sheegaty inay katirsanyihiin Daacish.



Gudoomiyihii hore ee Qandala Siciid Waaberi Maxamed oo ka mid ahaa masuuliyiintii deeqdaasi gargaarka ahaa gaarsiisay dadkan kasoo baracakay Qandala ayaa Daljir uga waramay xaaladda sida ay tahay dadkaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: