Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Qoysaskii ka barakacay degmada Qandala oo gurmad lagaarsiiyey.

Boosaaso, Nov 14 2016-Maamulka gobolka Bari oo kaashanaya hay’adaha caalamiga ayaa gaarsiiyay deegaanka Qandala ee gobolka Bari raashiin iyo teendhooyin ilaa sideed boqol oo qoys oo kasoo barakakacay degmada Qandala , kadib markii ay dhowaan qabsatay koox sheegaty inay katirsanyihiin Daacish.



Gudoomiyihii hore ee Qandala Siciid Waaberi Maxamed oo ka mid ahaa masuuliyiintii deeqdaasi gargaarka ahaa gaarsiisay dadkan kasoo baracakay Qandala ayaa Daljir uga waramay xaaladda sida ay tahay dadkaasi.

https://daljir.com//resources3/files/Guddoomiyihii_hore_Qandala_Siciid_Waaberi_Maxamed_.mp3?_=1
Exit mobile version