HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada iyo Xuseen Madar.

Boosaaso, Nov 14 2016-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii xulashada Daljir ee Maanta waxaana barnaamijka xarunat Daljir ee Magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Xuseen Cabdi Jimcaale (X.Madar)

Kulamo madaxweynaha Somalia uga bilowday Hindiya
Baahin: Salaasa, Oct 18, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Wasiirada arrimaha dibedda & gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula yeeshay madaxda dawlada federaalka; Gen. Ilkajiir, wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland oo ka dayriyey dagaal-beeleedyada soo noqnoqda ee ka dhex dhaca beelaha Puntland; Maxkamada darajada 1-aad ee Garowe oo dil ku xukuntay C/llahi Cabdulle Iimaan oo qirtay in uu ka tirsan yahay Al-shabaab, gaystayna falal dil & dhaawac isugu jira.
Sawirro-Ciidanka Puntland oo gurmad gaarsiiyey qaybo kamid ah gobolka Mudug.

Boosaaso, Nov 14 2016-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii xulashada Daljir ee Maanta waxaana barnaamijka xarunat Daljir ee Magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Xuseen Cabdi Jimcaale (X.Madar)

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: