HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka Gobolka Sool ee Puntland oo kahadlay dil kadhacay laascaanood.

Laascaanood, Sep 02 2016--Mukhtaar Mahad Cawad Guddoomiyaha gobolka Sool ee Puntland oo lasoo xiriiray Radio Daljir ayaa ka warbixiyay dil xalay ka dhacay gobolka Sool, waxaana uu tacsi u diray ehelada Marxuunkii Geeryooday.

Baahin: Salaasa, Mar 06, Maxamed C. Kooriya ~ Daljir ~ Bossaso. Ciise Dhoolawaa, Agaasimaha macaadinta & shidaalka ee Puntland oo sheegay in ifafaale wanaagsan & rajo weyna laga qabo shidaalka ceelka Shabeel I; Saxaafada gobolka Bari oo hakisay la-shaqaynta wasaarada Amniga, dhalleecaysayna tacaddiga & caburinta lagula kaco saxaafada; Wafti uu hogaaminayo R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo booqasho ku yimid Muqdisho; Wafti uu hogaaminyao wasiirka gaashaandhigga ee Somaliya oo safar hawleed ku tagey Garbahaarey, Gedo.
Puntland oo ka Qayb-gashay shir looga hadlayay Shidaalka Africa oo ka dhacay Cape town
Ciidanka dawladda Soomaaliya oo hawl gallo ammaan xoojina ka sameeyay Afgooye.

Laascaanood, Sep 02 2016–Mukhtaar Mahad Cawad Guddoomiyaha gobolka Sool ee Puntland oo lasoo xiriiray Radio Daljir ayaa ka warbixiyay dil xalay ka dhacay gobolka Sool, waxaana uu tacsi u diray ehelada Marxuunkii Geeryooday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: