Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Maamulka Gobolka Sool ee Puntland oo kahadlay dil kadhacay laascaanood.

Laascaanood, Sep 02 2016–Mukhtaar Mahad Cawad Guddoomiyaha gobolka Sool ee Puntland oo lasoo xiriiray Radio Daljir ayaa ka warbixiyay dil xalay ka dhacay gobolka Sool, waxaana uu tacsi u diray ehelada Marxuunkii Geeryooday.

https://daljir.com//resources3/files/G.%20Sool%20Mukhtaar.MP3?_=1
Exit mobile version