Baahin: Salaasa, Mar 06, Maxamed C. Kooriya ~ Daljir ~ Bossaso. Ciise Dhoolawaa, Agaasimaha macaadinta & shidaalka ee Puntland oo sheegay in ifafaale wanaagsan & rajo weyna laga qabo shidaalka ceelka Shabeel I; Saxaafada gobolka Bari oo hakisay la-shaqaynta wasaarada Amniga, dhalleecaysayna tacaddiga & caburinta lagula kaco saxaafada; Wafti uu hogaaminayo R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo booqasho ku yimid Muqdisho; Wafti uu hogaaminyao wasiirka gaashaandhigga ee Somaliya oo safar hawleed ku tagey Garbahaarey, Gedo.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com