HomeUncategorized

DHEGEYSO-Howlgalo kadhan ah Tahriibta oo kasocda gobolka Bari.

Boosaas, Aug, 07 2016--Ciidanka ammaanka ee gobolka Bari ayaa saacadihii ugu dambeyey wadey howlgalo ballaaran oo kadhan ah tahriibka kadhalinyarada iyo falalka ammaan xumo.

Qaramada midoobey oo war kasoo saartay dagaalada Galkacyo.
Xuska maalinta carruurta adduunka oo maanta la xusay iyo xaalka carruurta Soomaaliya.
Uganda oo Marti-galinaysa kulan looga Hadlayo la Dagaalanka Al-shabaab

Boosaas, Aug, 07 2016–Ciidanka ammaanka ee gobolka Bari ayaa saacadihii ugu dambeyey wadey howlgalo ballaaran oo kadhan ah tahriibka kadhalinyarada iyo falalka ammaan xumo.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen ayaa Maxamuud Cabdi Ibraahim oo Daljir Boosaaso katirsan uga waramay howglada kasocda magaalada Boosaaso iyo ujeedada ay ka leeyihiin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: