DHEGEYSO-Haweenka gobolka Banaadir oo dalbanaya qoonadada haweenka.

Muqdisho, Aug 07 2016–Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa kadhacay banaanbaxyo ay dhigayeen haweenka gobolka Banaadir, kaasi oo ay ku dalbanayaan bixinta qoondada haweenku kuleeyihiin golayaasha Soomaaliya.

Banaanbaxaasi ayaan waxaan ka waraysanay gudoomiyaha haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab, oo ururkeedu soo abaabuley banaanbaxaasi, waxaana waraystay Cumar Laki Man oo kusugan magaalada Caabudwaaq.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com