HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudoomiyihii horee Banaadir*Garsoorka dalku wuxuu wax u xukumaa ninkii lacag leh*

Muqdisho, Nov 17 2016--Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahna musharax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa dhaliilay garsoorka Soomaaliya iyo siyaasadda guud ee dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud.

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Axad_13
Caruur degmada Hobyo ugu geeriyooday cudurka jadeecada.
Dhagayso Caawa iyo Daljir Isniin 07 Sept 2015 wariye Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin)

Muqdisho, Nov 17 2016–Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahna musharax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa dhaliilay garsoorka Soomaaliya iyo siyaasadda guud ee dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Siyaasi Tarsan ayaa sheegay in Garsoorka Soomaaliya uusan ahayn mid ku shaqeeya qaab caddaalad ah wuxuuna hoosta ka xariiqay inuu dilooday Musuq-Maasuq baahsan, wuxuuna shaaca ka qaaday in cidii lacag bixisa uu Garsoorka Soomaaliya wax u xukmiyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: