HomeUncategorized

DHEGEYSO-Garoomada kubadda cagta Puntland oo dayactir lagu samaynayo.

Garoowe, Nov 17 2016--Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland oo kaashanaysa maamulada degmooyinka waaweyn ee Puntland ayaa wada qorshe lagu dhisayo laguna dayactirayo garoomada magaalooyinkaasi.

(Dhagyaso) Guddoomiyaha gobolka Mudug oo faahfaain dheeraad ah ka bixiyay xaaladda Garacad
Baahin: Sabti, Nov 05, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Galkacyo. Sh. Cali C/qaadir oo tafaasiil ka bixiyey fadliga ciid al adhxa & gudashada waajibaadka xajka; Warbixin ku saabsan sida looga ciidayo gobollada Somaliya & caalamka Islaamka; Khaliif Ajaaya, wasiirka cadaalada ee Puntland oo salaan ku aadan munaasabada ciidda u diray caalamka Islamka.
Jubbaland oo sheegay in kooxda Al-shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaaday Garoonka Kismaayo.

Garoowe, Nov 17 2016–Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland oo kaashanaysa maamulada degmooyinka waaweyn ee Puntland ayaa wada qorshe lagu dhisayo laguna dayactirayo garoomada magaalooyinkaasi.

Cabdulqaadir Maxamuud Ceegaag, madaxa garoomada Puntland oo waraysi siinayey Radio Daljir ayaa sheegay inay wadaan qorshe ballaaran oo lagu dhisayo garoomo tayo wanaagsan leh, wuxuuna u waramay Maxamed Laki.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: