HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gen Cabdullaahi Siciid Samatar oo kahadlay arrimaha Galkacyo.

Boosaaso, Nov 17 2016--Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa dhowaan heshiis xabad joojin ah ku kala saxiixday maamulada Puntland iyo Galmudug, inkastoo uusan weli dhaqangelin.

R/wasaare Gaas oo isku-shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiirada, wasiiru dawlayaal cusubna magacaabay.
Koox burcad badeed ah oo xalay weerartay markab ku sii jeeday dekadda Muqdisho, dilayna kabtankii markabkaasi.
Shirka Kismaayo oo galay wejigii sadexaad ( Dhegayso)

Boosaaso, Nov 17 2016–Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa dhowaan heshiis xabad joojin ah ku kala saxiixday maamulada Puntland iyo Galmudug, inkastoo uusan weli dhaqangelin.

Magaalada xalay waxaa kadhacay weeraro dhowr ah oo lala beegsaday suuqa bartamaha magaalada iyo saldhig ciidan oo Puntland kuleedahay xaafadda Horumar ee dhanka Galbeed.

General Cabdullaahi Siciid Samatar waa khabiir dhanka ammaanka ah, oo xilal badan kasoo qabtay Puntland, waraysi uu Daljir siiyey ayuu siweyn ugu falanqeeyey arrimaha Galkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: