HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudoomiyaha gudiga gurmadka abaaraha Puntland oo Daljir lahadlay.

Garoowe, Nov 17 2016--Guud ahaan deegaamada ugu badan ee abaaruhu saameeyeen ee Puntland ayaa waxaa si rasmi ah uga bilowday gurmad xoogan oo la gaarsiinayo dadka ay saamaysay abaartu.

Maraykanka oo Maxkamadeeyay Eedaysane Al-shabaab taageeri jiray
Beeraleeyda qaadka ee dalka Kenya oo walaac ka muujiyey go’aanka Soomaaliya.
R/wasaare Gaas oo beeniyey in waftiga dawlada Somaliya ay ka baxeen khudbadii M/weyne Ahmedinejad.

Garoowe, Nov 17 2016–Guud ahaan deegaamada ugu badan ee abaaruhu saameeyeen ee Puntland ayaa waxaa si rasmi ah uga bilowday gurmad xoogan oo la gaarsiinayo dadka ay saamaysay abaartu.

Dowladda Puntland iyo shacabka oo iskaashanaya ayaa bilaabay gurmad biyo dhaamin ah iyo dhaqaale ururin baahsan, si gurmad bini’aadantinimo dadka tabaalaysan loogaarsiiyo.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland Cabdullaahi Xaashi Qoob-deero oo ah gudoomiyaha gudiga gurmadka ayaa arrimahaasi uga waramay Idaacadda Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: