
Dhagayso Caawa iyo Daljir Isniin 07 Sept 2015 wariye Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe. Qodobada ugu waawayn barnaamijka caawa waxaa ka mid ah:
Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdi oo si diiran usoo dhaweeyay lacagta cusub ee ay daabacday xukuumadda Puntland.
Hay\’adda wadooyinka Puntland ee PHP oo ka digtay khataraha ka dhalan-kara shilalka gawaarida deegaannada Puntland.
Wafti ka socda Puntland oo gaaray deegaanka Qorilay oo dhawaan ay ku dagaalameen beelo-ood-wadaag ah.
FAALLOOYIN & FALCELIN