Sawirro-Isu-soobaxyo roob-doon ah oo kadhacay Magaalada Boosaaso.

Boosaaso, Nov 17 2016–Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta waxaa kadhacay mid kamid ah isu soobaxyadii ugu badnaa ee roob doon ah oo kadhaca deegaamada Puntland.

Xarumaha ganacsiga, waxbarashada iyo xafiisyada dowladda ayaa intooda badan saaka xirnaa waxaana dadweyne iyo dowladba laysugu soobaxay banaanka magaalada oo lagu tukadey salad roob-doon ah Allena lagu baryey.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0