HomeUncategorized

DHEGEYSO-Diyaarado duqaymo ka fuliyey qaybo kamid ah Jubbooyinka.

Kismaayo, Aug 11 2016--Wararka inaga soo gaarayo Deegaano katirsan Gobollada Jubbooyinka Gaar ahaan Deegaano ku dhaw Degmada Jilib ayaa waxay sheegayaan in halkaas ay ka dhaceen Duqaymo diyaaradeed oo ay fuliyeen Diyaaradaha Dronska ee aan duuliyaha lahayn oo inta badan ay adeegsadaan Ciidamada Mareekanka.

DHAGAYSO: Geeridda Maxamed Abshir Waldo oo laga Dareemay Gudaha Dalka iyo Mas’uuliyiin Tacsi u Diray
Barlamaanka Jubbaland oo waqti Dheeri ah u Ogolaaday Madaxweyne Axmed Madoobe
Maanhadal: muranka doorashooyinka Puntland, Ururo diidan sida wax loowado iyo dawlada oo is difaacdey.

Kismaayo, Aug 11 2016–Wararka inaga soo gaarayo Deegaano katirsan Gobollada Jubbooyinka Gaar ahaan Deegaano ku dhaw Degmada Jilib ayaa waxay sheegayaan in halkaas ay ka dhaceen Duqaymo diyaaradeed oo ay fuliyeen Diyaaradaha Dronska ee aan duuliyaha lahayn oo inta badan ay adeegsadaan Ciidamada Mareekanka.

Deegaamada la duqeeyay ayaa lagu sheegay in ay ahaayeen Fariisimo ay lahaayeen Alshabaab inkastoo aan la ogayn inta uu la eg yahay Qasaaraha ka dhashay Duqaymahaasi.

Corneal Xasan Khayre Axmed Waa Taliyaha Boliska ee Jubbaland ugu Magacaaban Gobolka Jubbada Hoose waxa uu Radio Daljir uga waramay Duqaymahaasi iyo Jubbaland waxay ka ogtahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: