DHEGEYSO-Beelo lagu heshiisiinayo bariga gobolka Galgaduud.

Caabudwaaq, Wararka ka imaanaya deegaanka Xiim-Cadde oo hoosyimaada degmada Ceel-buur ee Bariga gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socoto waanwaanta beelo dhowaan colaadi deegaamadaasi kudhexmartay.

Nabadoon Cumar Cabdulle oo kusugan Xiim-cadde ayaa waraysi uu siiiyey Radio Daljir kusheegay in deegaanka ay gaareen duubab dhaqan iyo ciidamo katirsan maleyshiyaadka Alshabaab kuwaasi oo beelaha dhexdhexaadin kadhex wada, Cumar Laki man ayaa waraystay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com