HomeUncategorized

DHEGEYSO-Dhaqtarkii guud ee Cisbitalka Butinle oo Geeriyoodey.

Burtinle, Oct 22 2016--Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxaa saaka aas ballaaran loogu sameeyey AUN dhaqtarkii guud ee degmadaasi Marxuum Farxaan Bashiir Maxamuud oo xalay geeriyoodey.

Bari iyo Sool oo galabta yeelan doona ciyaartii ugu danbaysay ee hanashada koobka & Mudug oo ciriirsatay kaalinta 3-aad.
Warar Dheeraad ah oo laga Helayo Diyaarad ku Dhacday Afgoye
Maamullada iyo odayaasha dhaqanka Mudug oo ku hawlan xal-u-helidda amman darrada gobolka.

Burtinle, Oct 22 2016–Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxaa saaka aas ballaaran loogu sameeyey AUN dhaqtarkii guud ee degmadaasi Marxuum Farxaan Bashiir Maxamuud oo xalay geeriyoodey.

Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qaybgalay xubno katirsan dowladda Puntland, Islaan Bashiir, maamulka degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer Burtinle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: