DHEGEYSO-Maxaa kajira in qurba joogta qaar lagu bahdilo garoonka Aadan Cadde.

Muqdisho, Oct 22 2016–Taliyaha Laanta Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya General Maxamed Aadan Koofi ayaa kahadlay eedayn kaga timid dhowaan qurba joogta Soomaaliyeed. 

Madal ay ku midaysan yihiin Soomaalida Qurbaha qarkood ayaa dhowaan ku dhaleeceyey maamulka garoonka Aadan Cadde iyo DFS in kala sooc lagu sameeyo dadka kasoo degaya garoonka. 

Koofi oo lahadlayey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in qofwalba dastuurku uu xaqsiinayo, laakiin ay jiraan shuruuc hoosaad lagula dhaqmo qurba joogta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com