HomeUncategorized

DHEGEYSO-Boobka lagu hayo agagaarka garoonka diyaaradaha Garoowe oo laga digey.

Garoowe, Oct 22 2016--Gudoomiye Xigenka Maamulka gobolka gobolka Nugaal, Qaasim maxamed Cabdi ayaa u Digay Dad Boob Ku Sameeyay Dhulka Loo Asteeyay Garoonka Diyyaaradah Magaalad garoowe ee Caasumada Puntland oo Dhisme Cusb oo Gabagab ah u Ka Socdo .

DHEGEYSO-Maamulka Ahlusuna oo heshiis lagalay dowladda federalka ah.
Duqa magaalada Baladwayne oo maanta la doortay.
Golaha wasiirrada federaalka oo maanta shir aan caadi ahayn ku yeeshay Muqdisho, warbixin safareed dheerna ka dhagaystay R.wasaare Gaas, (War-saxaafadeed).

Garoowe, Oct 22 2016–Gudoomiye Xigenka Maamulka gobolka gobolka Nugaal, Qaasim maxamed Cabdi ayaa u Digay Dad Boob Ku Sameeyay Dhulka Loo Asteeyay Garoonka Diyyaaradah Magaalad garoowe ee Caasumada Puntland oo Dhisme Cusb oo Gabagab ah u  Ka Socdo .

 
Qaasim ayaa SHeegay inay la Socdaan dhaliyaro Dhulkaa Dulaan Ku ah iyo Kuwa Hada Cagaf Ku Sameyay ayna Tilaabo ka Qaadi Doonto Dawladu Arinkaas Isagoo SHeegay in Garoonku u Dhanka Waqooyi iyo Galbeed iyo Bariba uu 4 KM uu yahay Lana Socdaan Maamulka iyo Dawladu .
 
Dhanka Kale Wxaa uu Fariin Adag iyagana u Diray Ddaka Cadaystay inay La Baxaan Batariyada Soolarka Magaalad oo wadooyin Badan Lagala Baxay Sida uu SHeegay Gudooomiye Xigenka Gobolku ,
 
Qaasim waxaa Waraystay Cabdi Xakiin Xusein Xasan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: