HomeUncategorized

DHEGEYSO-Banaanbaxyo maanta gilgiley magaalada Garoowe.

Garoowe, July 21 2016--Banaanbax loogasoo horjeedo duulaanka maamulka Soomaaliland uu ku hayo dhulka Puntland ayaa ka socda magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. waxaana banaanbaxaan ka qeyb galaya boqolaal shacab ah oo wata boorar ay ku qoran yihiin hal ku dhigyo ka dhan ah Maamulka Soomaaliland.

Kalfadhiga 23-aad ee baarlamaanka Puntland oo maanta furmay.
Ciidanka ammaanka Boosaaso oo qabtay labo nin oo isku dayey afduub diyaarad ka kacday garoonka Boosaaso.
?M/weyne Faroole oo qaabilay wafti ka socda Midawga Europe.

Garoowe, July 21 2016–Banaanbax loogasoo horjeedo duulaanka maamulka Soomaaliland uu ku hayo dhulka Puntland ayaa ka socda magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. waxaana banaanbaxaan ka qeyb galaya boqolaal shacab ah oo wata boorar ay ku qoran yihiin hal ku dhigyo ka dhan ah Maamulka Soomaaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: