Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Banaanbaxyo maanta gilgiley magaalada Garoowe.

Garoowe, July 21 2016–Banaanbax loogasoo horjeedo duulaanka maamulka Soomaaliland uu ku hayo dhulka Puntland ayaa ka socda magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. waxaana banaanbaxaan ka qeyb galaya boqolaal shacab ah oo wata boorar ay ku qoran yihiin hal ku dhigyo ka dhan ah Maamulka Soomaaliland.

https://daljir.com//resources2/files/Warbixinta%20Banaanbax%20Garoowe%20By%20Cabdi%20Xakiin%20.MP3?_=1
Exit mobile version