DHEGEYSO-Ciidanka Puntland oo gobolka Bari kawada howlgalo Tahriibka kadhan ah.

Boosaaso, July 21 2016--Taliska guud ee ciidanka booliska gobolka Bari ayaa kahadlay heerka tahriibka ee xeebaha gobolka Bari iyo dedaalada lagu joojinayo ee ay wadaan ciidanka booliska ee gobolka Bari.

Cabdixakiin Xuseen Yuusuf, taliyaha qaybta booliska ee gobolka Bari, ayaa arrimahaasi uga waramay weriyeheena Maxamuud Cabdi Ibraahim.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com