HomeUncategorized

DHEGEYSO-Agaasimihii hay’ada wadooyinka Puntland oo xilka wareejiyey.

Garoowe, Mar 07 2017-Agaasimihii hore ee hay’ada wadooyinka Puntland Eng Maxamuud Cabdinuur oo uu dhowaan xilka ka qaaday madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu wareejiyey ku-simaha agaasimaha agaasimaha.

Kulan lagu taageerayo shirka maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo ka dhacay Garowe (Sawiro)
DHAGEYSO: Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka hadlay Khasaaraha dagaalka Garacad
Kooxo Xag-jir ah oo 25-Qof ku Dilay Jaamacad ku taal Pakistan

Garoowe, Mar 07 2017-Agaasimihii hore ee hay’ada wadooyinka Puntland Eng Maxamuud Cabdinuur oo uu dhowaan xilka ka qaaday madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu wareejiyey ku-simaha agaasimaha agaasimaha.

Munaasabad kadhacday xarunta hay’ada ee Garoowe ayna ka qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxaa xilka kula kala wareegey labada mas’uul iyagoona madasha ka jeediyey khudbado kala duwan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: