DHEGEYSO-Puntland oo aan sanadkaan laga xusi doonin 8-da March.

Garoowe, Mar 07 2017-Guud ahaan deegaamada Puntland ayaan sanadkaani lagu qaban doonin  xuska maalinta caalamiga ah ee haweenka oo ku beegan 8da bisha March oo maalin kaliya inaga xigto.

Gudoomiyaha ururada haweenka 9-ka gobo lee Puntland Khadra Jaamac Warsame ayaa sheegtay in sanadkaani dalku kujiro xaalad adag loona baahan yahay in kaliya laga shaqeeyo samatabixinta dadka abaaruhu saameeyeen, waxaana warbixintaan ka diyaariyey Axmed Sheekeeye.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com