HomeUncategorized

DHEGEYSO-Abshir Cali Qood*Xiisadaha Galkacyo waxay salka kuhayaan siyaasad durugsan*.

London, Oct 23 2016--Qaar kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in colaada mudada kudhow bisha ay kulug leeyihiin arrimo siyaasadeed oo isbiirsaday.

Dibad-bax looga soo horjeedo Dowladda Somaliya oo Garowe ka dhacay
TARTAN IYO TACLIIN: Maxaa kala haysta Caawa Iskuulada Nugaal Secondry Vs Nawaawi Qardho
Golaha wasiirada Puntland oo dood ka yeeshay geedi-socodka hannaanka dimuqraadiyadeed ee Puntland.

London, Oct 23 2016–Qaar kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in colaada mudada kudhow bisha ay kulug leeyihiin arrimo siyaasadeed oo isbiirsaday.

Dadka fasiraadaha ka bixiyey dagaalka Galkacyo waxaa kamid ah siyaasi Abshir Cali Qood, waxaa siyaasiga oo kusugan dalka UK waraystay Subeer Sheekh Cabdi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: