HomeUncategorized

DFS oo kahadashay dagaalka Galkacyo iyo haddii ay kaalin kuleedahay.

Muqdisho, Oct 23 2016--Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Dagaalada Muddooyinkan ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Mudanayaasha baarlamaanka federaalka oo maanta ka doodaya shuruucda maaliyadeed ee dawladda.
R.W. Sharmarke :Gaalkacyo waxaan ka Noqoneynaa markii ay Nabaddu Shaqayso oo dadkii barakacayna Guryahoodii ku soo laabtaan”
Baahin: Khamiis, Mar 22, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Xudun, Bakool oo u gacan gashay ciidamada dawlada federaalka & Ethiopia; Nin ka tirsanaa ciidamada Al-shabaab ee buurala Golis oo isu dhiinay ciidanka Puntland; Dawlada federaalka oo sheegtay in ay dejisay qorshe lagu sugayo amniga meelaha laga qabsaday Al-shabaab.

Muqdisho, Oct 23 2016–Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Dagaalada Muddooyinkan ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland.

War-saxaafadeed Goordhow ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta oo Nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyey Warbaahinta  ayaa si weyn loogu Cabaareeyey Dagaalada Ka socda Magaalada Gaalkacyo.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: