Site icon Radio Daljir

DFS oo kahadashay dagaalka Galkacyo iyo haddii ay kaalin kuleedahay.

Muqdisho, Oct 23 2016–Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Dagaalada Muddooyinkan ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland.

War-saxaafadeed Goordhow ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta oo Nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyey Warbaahinta  ayaa si weyn loogu Cabaareeyey Dagaalada Ka socda Magaalada Gaalkacyo.

Daljir.com

Exit mobile version