Dhegayso: Khudbadahihii Xafladii soo dhoweynta Madaxtooyada Puntland ay ka jeediyeen Madaxda kala duwan.

Madaxtooyada Puntland ee Garoowe xalay waxaa ka dhacday Munaasibad balaadhan oo lagu soo dhoweynayey Wufuuda ka qayb gelaysa Shirka wada tashiga Dawlada Federalka iyo maamulada dalka kajira, Munaasibada waxaa khudbado kala duwan ka jeediyey masuuliyiin kala duwan.

 

Dhegayso Khudbadii Islaan Ciise Islaam Maxamed 

 

Dhegayso Khudbadii Shariif Xasan Sh Aadan madaxweynaha Koonfur Galbeed

 

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com