HomeUncategorized

Dhalin-yarada degmada Xarfo ee gobolka Mudug oo dhaliilay wax-qabadka maamulka.

Xarfo, Aug 16- Wararka naga soo gaaraya degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa soo sheegaya inay dhalin-yarada deegaankaasi ay wadaan abaabulo ku aadan muujinta cabashooyin ku aadan waxqabadka maamulka.rn

DHAGAYSO:Agaasimiha Idaacadda Daljir ee Garowe iyo wariye Jamaal oo Dalbaday in la Cadeeyo Sababta loo Xiray
Baahin: Axad, 21 July 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Galkacyo
AMISOM oo qorshaha ku dar-sanaya illaalinta amaanka xaruumaha Turkiga ee dalka Soomaaliya

Xarfo, Aug 16- Wararka naga soo gaaraya degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa soo sheegaya inay dhalin-yarada deegaankaasi ay wadaan abaabulo ku aadan muujinta cabashooyin ku aadan waxqabadka maamulka.


Cabdi Maxamed Xaashi oo sheegtay inuu yahay gudoomiyaha Ururka dhalin-yarada ee degmadaasi oo Daljir la soo xiriiray ayaa sheegay inay ka cabanayaan gaabis dhanka hormarkaa oo uu haabanayo maamulka, waxayna dawladda ugu baaqeen inay soo fara galiso arimahaasi.


Xaashi ayaa sheegay inay tahay waxyaabaha ugu waaweyn ee ay doonayaan in wax laga qabto inay ka mid yihiin dhismaha iyo dayac-tirka jidadka degmada iyo kor-u qaadista Sportska degmada oo aad u liita sida uu sheegay, dhianac kale dhalin-yaro reer Xarfaa oo soo booqday Daljir Gaalkacyo ayaa sheegay inay ka digayaan dibad-baxyo ka dhaca degmada oo ay tilmaameen inay saamayn dhan walbaa ka dhalan karto.


Xiriir ay Daljir la samaysay gudoomiyaha degmada Xarfo C/laahi Faarax Bayle ayaysan inoo suura galin inaynu taleefoonka ku helno.


Diiwaanka Wararka


Daljir


(S)
?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: